Laftagareen oo diiday in uu ka qeyb galo Shirka uu Iclaamiyay Rooble lana saftay Farmaajo

War saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Madaxweynaha Koonfur Soomaaliya ayaa lagu sheegay in uusan ka qeyb galeyn shirka golaha wadatashiga Qaran uu ku baaqay Ra’isul Wasaare Rooble. Laftagareen ayaana cadeeyay in uusan qeyb ka noqoneyn shirka Rooble iclaamiyay, waxa uuna xusay in diyaar u yahay ka qeybgalka baaqa Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo si looga tashado sidii lagu … Continue reading Laftagareen oo diiday in uu ka qeyb galo Shirka uu Iclaamiyay Rooble lana saftay Farmaajo